Xaalada Itobiya meel xasaasiyay maraysaa” xogo iyo xaqiiq dhaba.

Haweenay lagu magacaabo Burtukan Mideksa oo Horay u ahayd Garsoore colaad ba’ani dhex martay xukuumadii Zenawi, Gudomiye ku xigeena kasoo Noqotay Ururkii Qinijid ayaa lagu soo dhaweeyay Addis Ababa kadib markay casuumad kaheshay Laba Aliflaha.

Haweenaydan oo huwanayd calankii 3-da midab lahaa ayaa kasoo kicitintay USA oo mudaba ay ESAT kaga halgami jirtay, waxaana lasheegayaa in loo magacaabayo Ha’yada Xuquuqul Insaanka dalka ama komishinka doorashooyinka dalka ,,mahubo lkn axmaaradu aadbay ugu celcelisay,, walee ninkan islaamaha wax loosaar,, (raga axmaaradu arintan waa kacadhoodeen ,,awalba seedigiinbuu ahaa, )

Xaalada deegaanada welega,Tigreega&Axmaarada ayaan wali waxba iskabadalin waxaana intaa dheer in kooxda uu hogaamiyo Dhamake Zawdu ay eed dusha kasaareen Marwo Keriya Ibrahim(afhayeenka federeeshinka) iyagoo sheegay inayna marnaba daacad kanoqonaynin xalinta arinta Walqayta maadaama oo aytahay xubin kamida gudiga fulinta ee Tplf dhankeedana Kayriya ayaa sheegtay in arinta walqayta ay khusayso walqayta oo kaliya balse aan waxba laga waydiinaynin dadyawga sheegta inay uololeeyaan ee deegaanada kale jooga ,,Garoo waxay ujeedaa axmaarada Gondar,,

Wasiirka warfaafinta deegaanka oromada ayaa sheegay in odayaal AA laga diray oo ergo ahaan ugutagay OLF lasoo budeeyay (budheeyay) halka 1000 tuulana laga soo eryay maamulkii deegaanka oo OLF maamulkale udhistay, balse sheikh Haji oo kamid ahaa Odayaasha ergada ah ayaa dhankiisa sheegay inaan wax dhibaato ah loogaysan halka masfina uu kagaabsaday,, Tolow keenu qaadanaa,, midnaba,,

Laba aliflaha ayaa shalay lashiray saraakiisha ciidanka wixii kasareeya maamulada Kifla Doorada (gaaska) ,, halkaa waxaa kacad in kuwa jigjiga jooga aysan wali is arkin ,, kadibna laba aliflaha ayaa usiigudbay Gondar si uu usoo dhaweeyo Garaad Afworke oo halkaas bari kusoo beegan.

Wuxuuna kulan laqaatay odayaal axmaaro ah oo cuslaaday,, tolow qadiyadeena miyay wax suaala kawaydiiyeen?,, dhankakale Ibrahim Jula ayaa sheegay in ay itoobiya diyaar utahay abuuritaanka ciidamada bada silooga hortago khataraha badwaynta indiya iyo mida cas isagoo sheegay in Jabuuti, Eritrea, Somaaliya iyo Puntland saldhigyo laga samaystay itoobiyana ayqasabtahay inay diyaarnoqoto marba haday awoodo bixinta kharashaadka saldhigyada (tolow Puntland magoonibay uistaagtay,, mooji),,

Dhanka DDS dhibaato buurani majirto ,,hadii lagatagi waayo xoogaa suufinimo ah iyo siyaasad geesgaraacu kubadanyahay,, waase lagabixi hadii eebe idmo,Liyuugii oo saliid,sonkor,bustayaal,gogol iyo bariis wadaana sool waa kasoo-muuqdeen farascadana waa weheliyay ,,tolnimadu fiicanaa,,

Balanteenu waa adkaynta nabadgaliyada iyo xasiloonida DDS iyo dhismaha kalsoonida dhexdeena ah siaan ugu diyaar garawno xaaladkasta oo imankarta,

,,AFTI KAHOR ARMAAN XOROWNAA,,
Qiyaastaa anoo kuu maray oo qodobna kuu sheegay
Qofkii raba wanaagoow waxaad qabato aan dhawro (AHN MACALIN DHOODAAN)

Abdirahman Ismael🖋


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...
Daawo:Khudbadii madaxwayne Farmaajo kajeediyay caleema saarkii Lafta Gareen.
- Jan 17, 2019
Xaflad lagu caleema saarayay madaxwaynaha mamulka Konfur Galbeed ay Kooxda Villa Somaaliya u doortay ...
Madaxwayne Mustafe oo Isbitaalka ku booqday dhaawacii dagaalka Canfarta.
- Jan 17, 2019
Madaxwaynaha dawlada deegaanka Somaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa Goor dambe oo xalay ah ...