Maxay Ku heshiiyen Xisbiyada ODF Iyo ODP.

Xisbiga ODP oo ah Xisbiga ka arimiya ismamulka Oromada iyo xisbiga ODF oo kamid ah axsaabta ugu tunka wayn ururada udhaq dhaqaaqa xuquuqda oromada ayaa waxay kala saxiixdeen heshiis is afgararad ah oo dhabaha uxaadhaya inay hal xisbi noqdaan.

Heshiiska labada Xisbi ayaa waxaa u kala saxiixay gudoomiye kuxigeenka xisbiga ODP ahna madaxwaynaha maamulka Oromada Lemma Magersa iyo gudoomiyaha ururka ODF Lencho Leta.

Hogaamiyayaasha labada xisbi ayaa sheegay inay noqon hayaan hal xisbi oo awood leh oo Qowmiyada Oramadana u adeega.

labada hogaamiye ayaa gudi isku dhaf ah usaaray dhamaystirka arimaha dhiman.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Waa balan inaan meel saarno Qab-qablayaasha Barlamaanka sheeganaya.
- Dec 15, 2018
Ra'iisal wasare Khayre ayaa Khudbad uu xalay u Jeediyay Jaaliyada Somaaliyeed ee dalka Qatar ...
Warbaahinta Itobiya oo dagaalka Moyale Oromada kula safatay.
- Dec 15, 2018
Warbaahinta Rasmiga ah ee dawlada Itobiya ee EBC iyo Tan mamulka Oromada ee OBN ...
Daawo:Muqaal Qurux badan Jidka dheer ee u dhexeeya Qabridahar iyo Dhagaxbur.
- Dec 15, 2018
Wadanka Ogadenia waxaa uu Leeyahay dhul Rabi ugu deeqay Qurux dabiici ah oo meelaha ...
Iyagii bay is moodday !” sheekadii xiisaha badnayd” Qaybtii 2-aad.
- Dec 15, 2018
Sheekadu waa dhoof iyo isdhiib, guri iyo lacag bilaash ah oo la helayo. Hadal ...
Daawo:Oromada oo magalada Hargaysa ku dabaaldagaysa.
- Dec 15, 2018
Shacabka Oromada ee kunool magaalada Hargaysa ee xarunta mamulka Somaliland ayaa Qabsaday xaflad ay ...