Daawo:Afhayeenka ONLF Cadaani Hiirmooge oo Kahadlay Madaxda Jabhada imaatinkooda jigjiga.
Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Mudane Cadaani Hiirmooge oo Warbaahinta l hadlay ayaa waxa uu ka hadlay Imaatinka madaxda Jabhada ee Jigjiga iyo xaalada Guud ee Deegaanka.
<