OYSU oo ka qayb galaysa Shir Qaramada Midoobay uga furmi doona Geneva.

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadeniya ee OYSU waxuu ka qayb galayaa kulamada Qaramada Midoobay ee looga hadlayo arrimaha dadyowga laga tirada badan yahay. Kulankan oo ka dhacaya Geneva dalka Switzerland waxaa sanadkan diirada lagu saaraya wadan la’aanta taas oo ah xaalad la xidhiidha xuquuqda aadanaha oo saamayn xoogayn ku yeelatay dad yowga laga tirada badan yahay ee Aduunka ku nool.

Kulankan waxaa looga hadli doona arrimaha la xidhiidhaa sidii looga hortagi lahaa xad gudubyada xuquuqda aadamaha islamarkaasna sidii loo tixgalin lahaa arrimaha xuquuqul insaanka ee saamaynta ku leh shaqsiga kasoo jeeda Qaran ama beel, diin iyo luqad (af) kuwa laga tirada badanyahay iyo kuwa wadan laanta ah.

OYSU waxaa kale oo ay ka qayb qaadan doonaan kulan kale oo barbar socda madashan sanadkan looga hadlayo arrimaha la xidhiidha dad yawga laga tirada badan yahay, Kulankan labaad ee barbarsocda waxaa soo aggaasimay UNPO, waxana looga hadlaya sidii looga hortagi lahaa arrimaha la xidhiidha wadan laanta islamarkaasna loo kobicin lahaa awoodsiinta dadyowga laga tirada badanyahay.

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Waa balan inaan meel saarno Qab-qablayaasha Barlamaanka sheeganaya.
- Dec 15, 2018
Ra'iisal wasare Khayre ayaa Khudbad uu xalay u Jeediyay Jaaliyada Somaaliyeed ee dalka Qatar ...
Warbaahinta Itobiya oo dagaalka Moyale Oromada kula safatay.
- Dec 15, 2018
Warbaahinta Rasmiga ah ee dawlada Itobiya ee EBC iyo Tan mamulka Oromada ee OBN ...
Daawo:Muqaal Qurux badan Jidka dheer ee u dhexeeya Qabridahar iyo Dhagaxbur.
- Dec 15, 2018
Wadanka Ogadenia waxaa uu Leeyahay dhul Rabi ugu deeqay Qurux dabiici ah oo meelaha ...
Iyagii bay is moodday !” sheekadii xiisaha badnayd” Qaybtii 2-aad.
- Dec 15, 2018
Sheekadu waa dhoof iyo isdhiib, guri iyo lacag bilaash ah oo la helayo. Hadal ...
Daawo:Oromada oo magalada Hargaysa ku dabaaldagaysa.
- Dec 15, 2018
Shacabka Oromada ee kunool magaalada Hargaysa ee xarunta mamulka Somaliland ayaa Qabsaday xaflad ay ...