Deg Deg:Inaalillaahi wa ina Ilayhi Raajicuun Abwaan Heelaale oo Hada geeriyooday.

Inaa lilaahi wa ina Ilayhi Raajicuun waxaa goor dhawayd oo Caawa ah Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Axmed Sheikh Cali (Heelaale ) oo ka mid aha Hal Abuurka Soomaaliyeed.

Axmed Heelaale Alle ha u naxariistee ayaa waxa uu ka mid ahaa Tiirarka uu ku taagna Halganka Ogaadeeniya oo uu wax badan Murtidiisa ugu hiiliyay.

Waxaan u tacsiyaynaynaa Umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Bulsha waynta reer Ogaadeeniya,Qoyskiisa iyo caaruurtiisi, Dhamaantood illahaybaan samir iyo iimaan u waydiinaynaa isgana illahay naxariistiisa ha ugu deeqo Janatul fardowsana haka waraabiyo.

Aamiin aamiin Aaamiin.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Maanta iyo Itobiya: Shacabka Tigreega oo Hubka loo Qaybiyay.
- Feb 17, 2019
Qowmiyada tigrayga ayaa kujirta diyaargarowgii ugu danbeeyay waxaana Dhamaan shacabka tigrayga loo qaybiyay hubka ...
Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...