Daawo:Dadkeenii is raacye daawada dhaanto cusub.
Is badalka miisaanka culus ee dib u midaynta shacabkeena Gude iyo dibad ba ayaa waxaa kaalin mug leh kaqaadanaya Hal Abuurka iyo Fanaaniinta oo uu ugu Horeeyo Abwaanka Jaango oo Haatan kusugan magalada Jigjiga soona bandhigay dhaanto cusub oo aad u Qiima badan oo lagu magacaabo is raaca dadkeene e’ Halkan Kadaawo.
<