Daawo:Shalay Somaali baan ahayn maanta Somaali baan Nahay Barina Somaali baan Nahay.
Xog-haya Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia mudane Cabdirixman Shekh Mahdi Maadey ayaa Khudbad Gilgishay Quluubta boqolaalkii Kun ee shacabka Somaaliyed ahaa ee magalada Jigjiga kusoo dhoweeyay waxaa uu kajeediyay Goroonka Kubada Cagta ee magalada Jigjiga e, Halkan Kadaawo.
<