Daawo:Soo dhowaynta madaxda ONLF ee Jigjiga” Falanqayn.
In Tiradii ugu badnayd ee dadka kudhaqan magalada Jigjiga ay maalin dhan u Taagnaadaan soo dhowaynta iyo dhagaysiga Khudbado madaxeed ma’aha wax waligeed Horay uga dhacday Jigjiga, waxaa se Ficilkan oo Qiiro wadaniyadeed xambaarsanaa uu Hoosta kaxariiqay Taageerada dhabta ah ee shacabka e, Halkan Kadaawo.
<