Gen. Kuater iyo Abay Sahay waa cadowga Somaalida” madaxwyne Mustaf.

Waraysi uu madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Mohumed Omer siiyay Wargayska Shegar Times ee Kasoo baxa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itobiya, ayuu kusheegay in Abay Tshaye &Gen Abraham Kuartar, ay yihiin cadawga umada soomaaliyeed,

Waraysigan oo dhinacyobadan taabanayay ayuu madaxwaynuhu kagahadlay arimaha laxidhiidha xadgudubka xuquuqul insaanka,Dilka,Boobka iyo Dhibaatada loogaystay shacabka soomaaliyeed,

Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu Goday indhihiisa kusoo arkay 100 Higtaar oo dhul ah oo ay ooteen islamarkaana malaayiin birr oo dayn ah kuqaateen saraakiisha ciidamada,qoysaskooda iyo shaqsisaad siyaasiyiin ah oo ka agdhaw,

Madaxwaynaha ayaa sheegay in dhulka laootay aan habayaraatee wax maalgashi ah lagasamaynin islamarkaana laga bara kiciyay dadkii beeralayda ahaa ee daganaa,

Madaxwaynaha ayaa sheegay in xukuumadiisu arintan gudi usaartay si baadhitaan loogusameeyo islamarkaana dadkii dhulka lahaa looguceliyo,

Dhankakale madaxwaynaha ayaa sheegay in xadgudubka laga gaystay deegaanka soomaalidu uuyahay midkabaxsan caqliga aadamaha islamarkaana mararka qaar waxyaabaha ay bulshadu kuusheegayso aykugu noqonayso qaadanwaa,

Madaxwaynaha ayaa hadalkiisa kudaray in xukuumadiisu xooga saarayso dhismaha haayadaha dawliga ah iyo abuuritaanka cudud hogaamineed oo leh karti,aqoon,aaminaad iyo wadaniyad kadibna ay bilaabidoonaan sidii sharciga loo horkeenilahaa shaqsiyaadka iyo kooxaha danbiyada lagu tuhunsanyahay,

Madaxwaynaha ayaa sheegay in dhibaatada intaa le,eg ay gaysanayeen saraakiishii ciidanka iyo siyaasiyiin la qadhaabanayay kuwaas oo aan matalin qoomiyad ama koox gooni ah balse iyagu danahooda shaqsiga ah kaliya fushanayay,wuxuuna magacdhabay Abatshay iyo general Abraham Kuartar.

SDM Addis Ababa Ethiopia


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Waa balan inaan meel saarno Qab-qablayaasha Barlamaanka sheeganaya.
- Dec 15, 2018
Ra'iisal wasare Khayre ayaa Khudbad uu xalay u Jeediyay Jaaliyada Somaaliyeed ee dalka Qatar ...
Warbaahinta Itobiya oo dagaalka Moyale Oromada kula safatay.
- Dec 15, 2018
Warbaahinta Rasmiga ah ee dawlada Itobiya ee EBC iyo Tan mamulka Oromada ee OBN ...
Daawo:Muqaal Qurux badan Jidka dheer ee u dhexeeya Qabridahar iyo Dhagaxbur.
- Dec 15, 2018
Wadanka Ogadenia waxaa uu Leeyahay dhul Rabi ugu deeqay Qurux dabiici ah oo meelaha ...
Iyagii bay is moodday !” sheekadii xiisaha badnayd” Qaybtii 2-aad.
- Dec 15, 2018
Sheekadu waa dhoof iyo isdhiib, guri iyo lacag bilaash ah oo la helayo. Hadal ...
Daawo:Oromada oo magalada Hargaysa ku dabaaldagaysa.
- Dec 15, 2018
Shacabka Oromada ee kunool magaalada Hargaysa ee xarunta mamulka Somaliland ayaa Qabsaday xaflad ay ...