Daawo:Wariyayaasha BBC-Somaali oo kanaxay Heshiiska ONLF iyo Itobiya & midowga Umadeena.

Wariyayaasha kashaqeeya Laanta Afka Somaaliga ee BBC-da ayaa si aan Gabasho lahayn waxay u cadeeyeen sida ay uga Naxeen Heshiiska dhex-maray ONLF iyo Itobiya, waxayna Heshiiska kasameeyeen dacaayad Fool xun oo ay ku baahiyeen Bogooda Internetka oo ay kusheegayaan in ONLF Heshiiska lagu Khayaamayo.

Hadaba waraysi ay Layeesheen Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa wariyaha waraysiga Qaadaya waxaa uu ku cel celiyay in Heshiiskani lagu Khiyaamo doono ONLF iyo in Jabhadu ay tahay mid magac Qabiil xambaarsan, waxaana dhamaan arimahaas Gaashaanka u daruuray Prof-ka oo kudooday in Jabhadu Guul bilaw ah Gaadhay, Halkan Kadaawo.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...
Fasiraada dhabta ah waxa keenay xiisada dublamaasiyadeed ee Somaliya iyo Kenya.
- Feb 17, 2019
Dalalka Somaaliya iyo Kenya waxaa si Kadis ah uga dhex Qaraxday Xiisadda diblomaasiyadeed oo ...