Daawo:Taariikhdu Waa Hanti Buurtii ilaalada Sayidku Fuuli Jirtay ee Taleex.

Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex waxay ahayd xaruntii ugu waynayd ee Daraawiishta waxaana magalada ilaa iyo Hada kuyaala Qalcadihii waawaynaa ee xarunta daraawiishtu ahayd, Qalcadahan oo Sayidka iyo madaxda kale xarun u ahaa ayaa waxaa Jirtay Buur aad u dheer oo ilaaladu ay dhaq dhaqaaqa cadowga kala socon jirtay e, Halkan kadawo.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...
Daawo:Khudbadii madaxwayne Farmaajo kajeediyay caleema saarkii Lafta Gareen.
- Jan 17, 2019
Xaflad lagu caleema saarayay madaxwaynaha mamulka Konfur Galbeed ay Kooxda Villa Somaaliya u doortay ...
Madaxwayne Mustafe oo Isbitaalka ku booqday dhaawacii dagaalka Canfarta.
- Jan 17, 2019
Madaxwaynaha dawlada deegaanka Somaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa Goor dambe oo xalay ah ...