Daawo:Xaafadaha ugu Qurux badan Jigjiga Nal iyo Nuur Toona malaha!.

Labada xaafadood ee magalada Jigjiga ugu Guryaha Quruxada badan waa Garab case iyo Dul Qubow waxaana xaafadahaasi kuyaala Guryaha ugu casrisan oo mamulkii Hore uu dhisay, Labadani xaafadood oo ay dagan yihiin dadka dhaqaalaha leh ayaan Gabi ahaan Nal iyo Biyo Toona lahayne, bal Hada Halkan Kadaawo.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...
Daawo:Khudbadii madaxwayne Farmaajo kajeediyay caleema saarkii Lafta Gareen.
- Jan 17, 2019
Xaflad lagu caleema saarayay madaxwaynaha mamulka Konfur Galbeed ay Kooxda Villa Somaaliya u doortay ...
Madaxwayne Mustafe oo Isbitaalka ku booqday dhaawacii dagaalka Canfarta.
- Jan 17, 2019
Madaxwaynaha dawlada deegaanka Somaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa Goor dambe oo xalay ah ...