Kuwa leh ONLF wax ma Hogaamin karto iyagoo soo Jeeday Riyodeen.

ONLF xooggeeda waxa uu kasoo askunmay inta badan ururkii dhallinyarada gobonimodoonka Soomaali Galbeed ee la abuuray 13/07/1979kii.

Waa muddo hadda laga joogo(39)soddon iyo sagaal sano.

Sidoo kale waxaa jabhadaa la dhisay 15/08/1984kii oo hadda laga joogo (34)soddon iyo afar sano.

Waxaa u dheer 24 sano oo ay ku jirtay halgan hubaysan,kaas oo ay ku kasbatay khibrad iyo waaya aragnimo dheeraad ah.

Intaas oo dhan oo jirto ninka ku hadaaqayo jabhaddu wax ma hoggaamin karto waxa uu la mid yahay ama ka dhiganyahay qof isaga oo soo jeedo riyooday.

Hoggaamintu waa caqli iyo garasho,karti iyo dulqaad.geesinimo iyo gacan furnaan.khibrad iyo daacadnimo.

Marna waa cilmi la barto iyo dareen qofka ku abuurmo oo ku xanbaaro ogaal u tusmeeyo xilka saaran ee dabiiciga ah.
Waxaa hubaal ah waqtigaan la joogo in ONLF ay kulansatay inta badan tilmaamaha aan soo sheegnay,ama laga heli karo dad badan oo heerkaas gaaray.

Marka waqti haku luminin wax aan habboonayn ee si loo gaaro ujeedka la leeyahay kaalay khaladka jira farta ku fiiq,wanaagana ka qayb qaado si loo xaqiijiyo aayaha ummadda.

Bye: Dahir Mohamed Ali


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Waa balan inaan meel saarno Qab-qablayaasha Barlamaanka sheeganaya.
- Dec 15, 2018
Ra'iisal wasare Khayre ayaa Khudbad uu xalay u Jeediyay Jaaliyada Somaaliyeed ee dalka Qatar ...
Warbaahinta Itobiya oo dagaalka Moyale Oromada kula safatay.
- Dec 15, 2018
Warbaahinta Rasmiga ah ee dawlada Itobiya ee EBC iyo Tan mamulka Oromada ee OBN ...
Daawo:Muqaal Qurux badan Jidka dheer ee u dhexeeya Qabridahar iyo Dhagaxbur.
- Dec 15, 2018
Wadanka Ogadenia waxaa uu Leeyahay dhul Rabi ugu deeqay Qurux dabiici ah oo meelaha ...
Iyagii bay is moodday !” sheekadii xiisaha badnayd” Qaybtii 2-aad.
- Dec 15, 2018
Sheekadu waa dhoof iyo isdhiib, guri iyo lacag bilaash ah oo la helayo. Hadal ...
Daawo:Oromada oo magalada Hargaysa ku dabaaldagaysa.
- Dec 15, 2018
Shacabka Oromada ee kunool magaalada Hargaysa ee xarunta mamulka Somaliland ayaa Qabsaday xaflad ay ...