Abwaan Hadraawi maxaa Geeridiisa loo soo wariyaa isaga oo Nool?

Waxaa Labadii maalmood ee la soo dhaafay Baraha Bulshada la isla dhexaadayay in uu Geeriyooday Abwaankii waynee ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Balse Abwaan Hadraawi waa noolyahay waana caafimaad qabaa sidaas waxaa warbaahinta u Xaiijiyay Abwaan Hurre walanwal oo ah Hadraawi walaalkiis.

Mahan markii ugu horaysay ee la soo sheego Geerida Hadraawi, balse waxaan isweydiiy ma Hadraawi ayey nolosha u diidanyihiin dadkaasi oo ay necebyihiin , mise waxayna ogayn qiimahiisa oo inuu noolaado iyo inuu dhintaa waa isugu mid? .

February 18, 2012 waxa dalka Suudaan iyo fanka adduunweynaba ka baxay Maxamed Cusmaan Wardi oo ahaa nin aad loo jecelyahay , waxaan arkay meel lagu qoray taariikhdiisa oo ay ku jirto inuu geeriyooday , ka dibna waxaan akhriyey faallooyin laga bixiyey dad aan tiroyarayn ayaa naftooda ku qancinaya inuu noolyahay weli xattaa iyaga oo og inuu dhintay qiimaha uu qalbigooda ku leeyahay darteed .
inaguna keenna nool ayeynu dilaynaa


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...