Haweenka Sucuudiga oo la shaaciyay in fariin Qoraaleed Furiinkooda loogu sheegi doono.

Dowlada Sucuudiga ayaa shaacisay in ay  dhaqan galin doonaan Sharci haweenka u sahlaya in ay ogaadaan furiin kooda xili hore.

Waxaana la sheegay in Axada oo maanta ah laga doonayo Maxkamadaha in ay haweenka la furayo u diraan fariin qoraaleed ay ku war galinayaan Furkiinku in uu dhacay.

Horay waxaa wadanka Sucuudiga uga jiray waxa loo yaqaan furiinka qarsoodiga ah ,kaasi oo aysan haweenaydu ogayn wakhtiga la furay,sharcigaan ayaa la sheegay in uu sahlayo in Gabadhu ay Xaqa ay ninka ku leedahay ka qaadato marka uu fariinku dhaco,taasi oo aan horay u jirin.

Sanad ka hor ayay ahayd markii Dowlada Sucuudigu ogolaatay in Haweenka Dalkaasi ay wadi karaan Gawaarida ama ay darawal noqon karaan.

 

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...