ONLF waxaa ka Go’an in is Adoonsigu dhamaado+ sawiro.

Shalay oo taariikhdu ahayd 05 January 2019, waxaan ka qayb galnay shir muhiim ah oo ka dhacay magaalada Addis Ababa.

Shirka waxaa lagaga hadlayay geeddi-socodka nabadda iyo harumarka gobolka Geeska Afrika.

Waxyaabaha la-yaabka leh waxaa ka mid ahaa in masuliyiin ka socday gobollada koonfureed ee Itoobiya ay noo yimaadaan oo nooga mahadceliyaan sidii hagar la’aanta ahayd ee ONLF ay u difaaci jirtay qowmiyadahooda.

Waxayna naga codsadeen inaan sii wadno taageeradii aan la garab taagnayn, taasoo ay wali baahi badan u qabaan.

ONLF waxba ma hagran doonto, waxayna aaminsan tahay in xil wayni ka saaran yahay in is-addoonsigu uu dhammaado oo dadka loo oggolaado inay aayahooda ka tashadaan.

Bye: Ahmed Yasiin Shekh

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...