Wafdi Ka socda ONLF oo maanta Soodhawayn aan horay loo arag loogu sameeyay Cadaley.

Waxaa maanta gaadhay Tuulada Cadaley oo hoos timaada degmada Ceel Ogaadeen wafdi balaadhan oo ka socda Ururka ONLF ,kuwaasoo socdaalo nabadeed kumaraya Gobolada Dalka Ogaadeeniya.

Mudane Maxamed Cali oo ka tirsan Golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya JWXo ayaa afdigaani hogaaminaya ,waxaana socdaalka ku weheliya Xubno sarsare oo ka tirsan Jabhada.

Bulshawaynta Cadalay ayaa isugu soobaxay Fagaaraha Tuulada iyaga oo waji farxadeed ku qaabilay wafdigii halkaasi gaadhay.

    


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Shacabka Guud ahaan Gobolka Sitti oo Furka Tuuray Tola’ay Somaaliyey.
- Jan 17, 2019
Dhamaan magaloyinka kala duwan ee Gobolka Sitti oo ay ugu Horayso magalada Diridhaba ilaa ...
Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...