Deg deg daawo:Saaka iyo Isu soo baxa Carafo 2- ee ONLF iyo ree Diridhaba” waraysi.

Shacabka kudhaqan Magaalada Diridhaba ee ugu wayn wadanka Ogadenia ayaa Goor Hore oo saaka ah kulahay Garoonka lagu Qabanayo isu soo baxa loogu magacdaray Carafa 2- ee madaxda ONLF & SRDA kuqabanayaan magalada.

Isu soo baxan oo noqonaya kii ugu waynaa ee lagu Qabto magaloyinka Ogadenia ayaa waxaa Khudbado kala duwan kajeedinaya madaxda 2-da Urur ee isbahaysiga ah waa ONLF iyo SRDA, mamulka magalada Diridhaba Hogaamiyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada oo ay ugu Horeeyeen Hoyooyinka iyo dhalinta.

Hadaba waraysi Halka xaal maraya ah oo aan Layeelanay Hawl wadeen kusugan Garoonka shirku kadhacayo Halkan Hoose kadaawo.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...