Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Thabit Abdi oo soo dhaweeyay Madaxwaynah Cusub ee Puntland.

“Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Siciid Abdullahi Deni. Waxaan Alle uga baryayaa in uu xilka amaanada ah u fududeeyo, kuna ceeb asturo.

Doorashada Puntland waxay tusaale wanaagsan oo ku dayasho mudan u tahay dhamaan doorooshinka Soomaaliya, waana boogaadinayaa sida xalaasha ah oo ay u dhacday doorashada maanta. Reer Puntland waxay muujiyeen biseyl siyaasadeed iyo isku filnaansho dhan walba ah, waxaana u rajeynayaa sanado badan oo horumar ah”

Sidaasi waxaa bartiisa Facebook ku Daabacay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Abdi.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...