Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Puntland Abdirahman faroole oo Fariin adag udirayMadaxwaynaha Cusub.

Abdirahmaan Sheikh Mahamed Faroole  ayaa waxa uu Hambalyo udiray Madaxwaynaha Cusub ee maanta guulaystay Saciid Cabdulaah Dani .

Sidookale Faroole ayaa waxa uu kula dardaarmay Madaxwaynah Cusub in uu noqdo Mid horumariya Puntland oo Xaliya Khilaafaadka iyo Dhibaatooyinkii jiray sanadadii la soo dhaafay.

Geesta kale Dr Faroole ayaa Generaal Asad Diyaanu ugu baaqay in Howsha halkiisi ka siiwado oo kala shaqeeyo Madaxwaynah Cusub Aminiga oo uu sheegay in Asad Aqoon dheer u leeyahay mudana ka shaqaynayay.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Jabuuti oo safaaradii ugu wayanayd magalada Muqdisho ka Furatay.
- Mar 18, 2019
Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayo safaaradii ugu waynayd ee dawlada Jabuuti ay dibada kuyeelato ...
Ree Garbo oo wacdaro u muujiyay madaxda ONLF+ sawiro
- Mar 18, 2019
Wafdiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ...
Shirkii joogtada ahaa ee ururka OYSU Ifo oo maanta qabsoomay
- Mar 17, 2019
Waxaa maanta oo ahyd maalin sabti ah taariikhduna kubeegantahay 17-03-2019 si quruxbadan uqabsoomay shirkii ...
Ciidanka Liyuu Police-ku ma ciidan xisbi baa mise waa ciidan deegaan? sawiro.
- Mar 17, 2019
Gobolka Doollo waxaa kusugan Taliyaha ciidanka Liyuu Police-ka Maxamed Xaaji iyo Laba kamida Lataliyeyaasha ...
Daawo:Jigjiga oo Kumanaan Itobiyan ah casho sharaf loogu sameeyay.
- Mar 17, 2019
Kumanaan dada oo Itobiya ka kala yimid oo Jigjiga u Joogay daawashada Tartanka ciyaaraha ...