Xaflad casho sharaf ah oo magaalada diridhabe ka qabsoontay!

Xaflad casho sharaf ah oo magaalada diridhabe ka qabsoontay!
Waxaa magaalada diridhabe ka qabsoontay; xaflad casho sharaf oo lagu casuumay madaxda jabhadda waddaniga xoraynta ogaadeenya ayaa ka dhacday magaalada.

Ugaaska soomaaliyeed ugaas mustafe ayaa marti qaaday; madaxda jabhadda iyo odayaal dhaqameed, waxaana ku weheliyey xafaladda waxgaradka iyo aqoon yahannada magaalada diridhaba!

Maalmahan ba waxaa ku sugnaa magaalada diridhaba wafti ka socda midowga SCF, kuwaas oo shirar muhiim ah u qabtay shacabka magaalada diridhabe!



 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Jabuuti oo safaaradii ugu wayanayd magalada Muqdisho ka Furatay.
- Mar 18, 2019
Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayo safaaradii ugu waynayd ee dawlada Jabuuti ay dibada kuyeelato ...
Ree Garbo oo wacdaro u muujiyay madaxda ONLF+ sawiro
- Mar 18, 2019
Wafdiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ...
Shirkii joogtada ahaa ee ururka OYSU Ifo oo maanta qabsoomay
- Mar 17, 2019
Waxaa maanta oo ahyd maalin sabti ah taariikhduna kubeegantahay 17-03-2019 si quruxbadan uqabsoomay shirkii ...
Ciidanka Liyuu Police-ku ma ciidan xisbi baa mise waa ciidan deegaan? sawiro.
- Mar 17, 2019
Gobolka Doollo waxaa kusugan Taliyaha ciidanka Liyuu Police-ka Maxamed Xaaji iyo Laba kamida Lataliyeyaasha ...
Daawo:Jigjiga oo Kumanaan Itobiyan ah casho sharaf loogu sameeyay.
- Mar 17, 2019
Kumanaan dada oo Itobiya ka kala yimid oo Jigjiga u Joogay daawashada Tartanka ciyaaraha ...