Wafti Jwxo ah Oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Dagmada Baaqorow

Wafti Jwxo ah Oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay.

Dagmada Baaqorowaxaa maanta Dagmada Abaqoroow ee Gobolka Nogob Shir balaadhan kuqabtay wafti kasocda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo baryahan kusugnaa Gobolka.

Waftigan oo uu hogaaminayo Naftii hure Abdullahi Xubin ayaa maalin nimadii shalay gaadhay magaalada Baqorow halkaas oo dadka ree Abaqorow ay siwayn ugu soodhaweeyeen, waxayna maanta meel fagaare ah kula hadleen dadwayne aad utiro badan.

Madaxda JWXO ee gaadhay Dagmada Abaqorow ayaa dadka shacabka ah ee Ree Abaqorow usheegay in ay ilaaliyaan Midnimada iyo hor usocodka Isla markaana ay taageeraan halganka JWXO ay hormuudka utahay oo sinabad ah lagusii wadi doono.

Dadka shacabka ah ee ree Abaaqorow oo aad usoo dhaweeyay imaatinka madaxda JWXO ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin howlaha halgan ee guud ahaan wadanka Ogadenia kasocda.

Waftiga JWXO ee Gobolka Nogob ayaa kulanka shacabka kadib lakulmay qaybaha kala duwan ee bulshada sida Odayaasha iyo Aqoonyahanka Dagmada Abaqorow udhashay.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...