Madaxwaynaha gobolka tigrayga debresion ayaa u hanjabay dowladda dhexe ee itoobiya

Madaxwayna maamulka tigrayga ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay; unuu abiy ahmed u xaglinayo qowmiyadda oromada uu is lee yahay wax u soo jar. Hub aad u tiro badan oo gobolka tigrayga oolli jiray ayuu abiy ahmed amar ku bixiyey in la soo saaro, halkaas oo muran ka dhashay u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamulka tigrayga.

Debrasion oo arriintaas si kulul uga hadlay ayaa yidhi; “Hubka waxaa leh itoobiya waxa uuna yaallaa deegaan itoobiya, mana jirto sabab loo qaado. Haddii uu abiy oromada hub u rabo; ha u soo iibiyo waa raysal wasaarihii dalkee”! Arrintaas ayaa lagu macneeyey: inuu su hoose dagaal u iclaamiyey! Si kastaba ha ahaatee maamulka tigrayga ayaa laf dhuun gashay ku noqday dowladda dhexe ee itoobiya.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Jabuuti oo safaaradii ugu wayanayd magalada Muqdisho ka Furatay.
- Mar 18, 2019
Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayo safaaradii ugu waynayd ee dawlada Jabuuti ay dibada kuyeelato ...
Ree Garbo oo wacdaro u muujiyay madaxda ONLF+ sawiro
- Mar 18, 2019
Wafdiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ...
Shirkii joogtada ahaa ee ururka OYSU Ifo oo maanta qabsoomay
- Mar 17, 2019
Waxaa maanta oo ahyd maalin sabti ah taariikhduna kubeegantahay 17-03-2019 si quruxbadan uqabsoomay shirkii ...
Ciidanka Liyuu Police-ku ma ciidan xisbi baa mise waa ciidan deegaan? sawiro.
- Mar 17, 2019
Gobolka Doollo waxaa kusugan Taliyaha ciidanka Liyuu Police-ka Maxamed Xaaji iyo Laba kamida Lataliyeyaasha ...
Daawo:Jigjiga oo Kumanaan Itobiyan ah casho sharaf loogu sameeyay.
- Mar 17, 2019
Kumanaan dada oo Itobiya ka kala yimid oo Jigjiga u Joogay daawashada Tartanka ciyaaraha ...