Qado sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay oo magalada diridhabe loogu Qabtay.

Haldoorka dumarka diridhabe ayaa qada sharaf u sameeyey; xubno ka tirsan isbahysiga soomaaliyeed ee xorriyadda ee sugan isla magaalada diridhaba waxaa na hoggaaminayey mudane Dr. Sakariye oo ah Gud- ku xigeenka isbaysiga ah na guddoomiyaha ururka SRDA!

Martigaliyadu markay dhammaatay waxaa hallo muhiim ah goobta ka jeediyey; waxgaradka iyo aqoonyahanka magaalada ee ka soo qaybgalay qado sharafta, waxaana ka mid ahaa dadkii madasha ka hadlay; mudane halgame Xukun gaas xaruur, Dr. Sakariye iyo aadan allaale oo ah siyaasi caan ah oo ka faallooda arrimaha geeska afrika.

Masuuliyiintaas ayaa carrabka ku adkeeyey: xaaladda kala guurka ah ee dalku ku jiro iyo sidii looga faa’iideysan lahaa isla markaana loo mideyn lahaa shacba soomaali-galbeed . Waxayna soo jeediyeen in dadka soomaaliyeed taageeraan isbaysiga soomaaliyeed ee xorriyadda (Somali coalition for freedom).


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Jabuuti oo safaaradii ugu wayanayd magalada Muqdisho ka Furatay.
- Mar 18, 2019
Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayo safaaradii ugu waynayd ee dawlada Jabuuti ay dibada kuyeelato ...
Ree Garbo oo wacdaro u muujiyay madaxda ONLF+ sawiro
- Mar 18, 2019
Wafdiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ...
Shirkii joogtada ahaa ee ururka OYSU Ifo oo maanta qabsoomay
- Mar 17, 2019
Waxaa maanta oo ahyd maalin sabti ah taariikhduna kubeegantahay 17-03-2019 si quruxbadan uqabsoomay shirkii ...
Ciidanka Liyuu Police-ku ma ciidan xisbi baa mise waa ciidan deegaan? sawiro.
- Mar 17, 2019
Gobolka Doollo waxaa kusugan Taliyaha ciidanka Liyuu Police-ka Maxamed Xaaji iyo Laba kamida Lataliyeyaasha ...
Daawo:Jigjiga oo Kumanaan Itobiyan ah casho sharaf loogu sameeyay.
- Mar 17, 2019
Kumanaan dada oo Itobiya ka kala yimid oo Jigjiga u Joogay daawashada Tartanka ciyaaraha ...