Deg deg:Liyuugii Canfarta oo laga Qaaday Hal magaalo oo kamida magaloyinkii lagu wareejiyay.

War aanu kahelay ilo wareed lagu Kalsoon-yahay oo kusugan magalada Garba Ciise oo kamida deegaamada sida sharcidarada ah loogu wareejiyay mamulka Canfarta, in dhowaalana ay xiisadi kataagnayd ayaa waxaa saq-badhkii xalay Guure kaga baxay ciidankii Liyuuga ee mamulka Canfarta.

Kabixitaanka ay maleeshiyaadka mamulka Canfartu kabaxeen magalada Garba Ciise ayaa Ogaden24 loogu sheegay kutimid xiisad colaadeed oo shalay shacabka magaladu ay ku kiciyeen maleeshiyaadii Canfarta kaga sugnayd magalada.

Wada Hadal saacado Qaatay oo dhex maray shacabka iyo ciidanka milateriga ayay shacabku ka adkaysteen inaysan marnaba aqbalayn Joogitaanka ciidanka Canfarta oo xasuuq iyo dhibaato badan u Gaystay shacabka deegaanka degmada Garba Ciise, waxayna ciidanka milateriga oo kaduulaya dareenka shacabka ku amreen maleeshiyadii Canfarta inay magalada isaga baxaan saq badhkii xalay.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Jabuuti oo safaaradii ugu wayanayd magalada Muqdisho ka Furatay.
- Mar 18, 2019
Xaflad balaadhan oo lagu maamuusayo safaaradii ugu waynayd ee dawlada Jabuuti ay dibada kuyeelato ...
Ree Garbo oo wacdaro u muujiyay madaxda ONLF+ sawiro
- Mar 18, 2019
Wafdiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ...
Shirkii joogtada ahaa ee ururka OYSU Ifo oo maanta qabsoomay
- Mar 17, 2019
Waxaa maanta oo ahyd maalin sabti ah taariikhduna kubeegantahay 17-03-2019 si quruxbadan uqabsoomay shirkii ...
Ciidanka Liyuu Police-ku ma ciidan xisbi baa mise waa ciidan deegaan? sawiro.
- Mar 17, 2019
Gobolka Doollo waxaa kusugan Taliyaha ciidanka Liyuu Police-ka Maxamed Xaaji iyo Laba kamida Lataliyeyaasha ...
Daawo:Jigjiga oo Kumanaan Itobiyan ah casho sharaf loogu sameeyay.
- Mar 17, 2019
Kumanaan dada oo Itobiya ka kala yimid oo Jigjiga u Joogay daawashada Tartanka ciyaaraha ...