Wararkii ugu danbeeyay Qarax iyo weeraro ka dhacay Boosaaso .

Hal Askari ayaa kudhintay  sadex kalana wa aku dhaawacmeen Qarax ka dhashay miino lagu bartilmaameedsaday Cutubyo ka tirsan ciidanka Maamul Goboleedka Puntland.

Miinadaan ayaa ciidamada loogu aasay meel lagu magacaabo Bali khadar oo u dhow buuralayda Galgala oo ay ku dhuumaalaysanayeen kooxda Alshabaab.

Maydka iyo askarta dhaaaca ah ayaa la gaadhsiiyay hospitalka Magaalada Boosaaso.

Ciidamadaan ayaa la sheegay in ay ku raad joogeen kooxo ka tirsan Alshabaab oo Buuralayda Galgala ku dhuumaalaysanayay.

Geesta kalana Gaari Rakaab ah oo u socday Bariga fog oo ka baxsan Laamiga ayaa kooxo dablay ah weerar ku qaadeen waxaana la sheegay in halkaasi dhimasho iyo dhaawac ka dhacay balse ali lama xaqiijin tirada rasmiga ah.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...