Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.

Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah waxay kuhayaan deegaamadii sida sharcdarada ah ay kooxdii TPLF iyo Adeegayaasheedu ugu wareejiyeen.

Weeraradan oo shacabka Somaaliyeed ee Geesiga ahi si adag isaga caabiyeen kana Gaadheen Guulo wax ku Ool ah oo cashar lama ilaawaana u noqday maxaystadii Canfarta ee milateriga Itobiya Garabka iyo Gaashaanka kahelayay, ayaa waxaa kushahiiday tira kamida mujaahidiin difaaca dhulkooda u Taagnaa iyo dad kale oo shacaba.

Waxaana Allaha u Naxariistee aan magacyadooda Helay dadkii kushahiiday dagaalkii maalin kahor kadhacay deegaanka Dal-lahelay oo kamida Goobihii dagaalka culus uu kadhacay, waxaana kamida shuhadada aan magacdooda Helay.

1. Cawleed Faarax Cige
2. Fanteel Guuleed Buux
3. Barkhad Ceeleeye Siciid
4. Dharaar Xuseen Guuleed
5. Cige Faarax Geeddi
6. Cabdi Giirre Diirrane
7. Cabdillaahi Gadiid Muuse
8. Ibraahim Cige Buraale
9. Boqorre Cismaan Cokiye
10. Faarax Cabdi Buux


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...
Fasiraada dhabta ah waxa keenay xiisada dublamaasiyadeed ee Somaliya iyo Kenya.
- Feb 17, 2019
Dalalka Somaaliya iyo Kenya waxaa si Kadis ah uga dhex Qaraxday Xiisadda diblomaasiyadeed oo ...