Daawo:Madaxwayne Mustafe oo si aada ugu Farxiyay shacabka magalada Harta-shekh.
Kulan aan loo kala Hadhin oo magalada Harta-shekh kudhex maray madaxwayne Mustafe Cagjar iyo Shacabka magalada, ayaa si wayn looga dooday dhibaatoyinka kajira magalada oo ay ugu Horeeyaan dhinaca waxbarashada caafimaadka iyo adeegyo kale waxaana madaxwayne Mustaf uu siwayn uga Farxiyay shacabka e, Halkan Kadaawo.
<