Dagaal iyo Halgan adag ayaan galaynaa hala diyaar garoobo dhamaanteen.by Faysal shilaabo
Maanta waxaa nahay Mid xataa Hadaan khal danahay, mar danbe la inama kala qaybin doono waxaan u baahanahay inaan cashir ka qaadano wixii ina soo maray.
Markii aan arkay ciidankii ONLF oo wada Carabi oo isku wada daba faylan waan qiirooday xaqiiqdii hadana waxaan dareemay jahada aan u socono inay tahay mid siyaasadeed oo la sah miyay.
Dagaal waxaan galay aynaan waxba la hadhin dhibaatada ugu badan waxay naga soo gaadhay markii wiilasheenii oo #Jaahiliin ah la inoo adeeg saday.
Xubnaha iyo Dhalinyarada kacsan hala is dajiyo hana laga fogaado waxyaalaha kala qaybinta iyo Amar diidada keenaya.
Waxaan u baanahay wixii maamul iyo nidaam ah inaan uga danbayno madaxda #JWXO waan ogahay waxaa jira kuwa sida #xayawaanka u dhaqmaaya oo xataa #ONLF kamid ah waliba kuwa ku tuman haya #xuquuqda xubnaha iyo kuwii soo halgamay.
Dagaal iyo Halgan adag ayaan galaynaa hala diyaar garoobo dhamaanteen.
Guul iyo Gobonimo inshaa allaah Gobonimo doonku waa Guulaysan doonaa.
W/Q: Faysal Abdulaahi aw Xassan Wariye Faysal Shilaabo.
<