8 Suaalod.ee ONLF Lasoo Waydiiyay Maxay yihiin?

Waxaan u Mahad naqayaa xubnaha su’aalaha qiimaha leh noosoo gudbiyay ama uga tala bixiyay doodii socotay.
Su’aala badan ayaa lasoo dhigay golaha oo qaarkood ay isku -category- noqon karaan. Jawaabaha su’aalaha ayaan isku dayi doonaa intii suurtagal ah inaan waqtiga siiyo, waxaanan ka codsan raaligalin su’shaan ka boodo ama waqtiga uuna ii saamixin ..

Su,aalaha ugu horeeya ee inta ugu badana lasoo weydiinayay waxay ahaayeen;

1-Ok magaca dhulka aad utaqaanaan iyo ka jabhadaba waxa aan beesha ahayn kuma qanacsana Maxaa idiinka Hoyda ama abaha 5 wil dhaly ee 5 shantiiba halgankii kushihiden kuna Qanc sanaa shihiidka ubdkiisa ee idnka sugayay xoryd buuxda e ahad guul ama geeri maxaad uhaysaan mnta Maxaa idiinka qorshaysan
4- afaraad markaad xaalka itoobiya fiiriseen qalin waxmalagaga helibaad umalaynaysaan mise qoriloodhanyahay Baan qaadanaa wtq

5- waxaa jira dacaayado aad u tira badan oo dad badan oo somaliyeed laga dhaadhiciyay oo odhanaya Ururku waa Qabiil Gooniya Taas oo sabab u noqotay in Qabiil gaara loo beegsado magaca Ururka,
Iminka maxaa idin ka hor taagan inaad shir somalidu u dhan tahay intaad qabataan gobalada oo dhan matalaad sax ah ku yeeshaan ururka?
6-,,Madaxda ururka ONLF Jigjiga kaliya ayay dhaafi la’dahaye maxaa ka hortaagan inay Gobalada Tagaan???

7- su aasha meeshaa kasoo baxday waxay tahay haday dhacdo in ciidanka aad wareejisaan oo awoodii aan ku gogortamaynay laynaga wareejiyo soo masoobaxayso in qaybta labaad ee heshiiska ..

8- Hoyda ama abaha 5 wil dhaly ee 5 shantiiba halgankii kushihiden kuna Qanc sanaa shihiidka ubdkiisa ee idnka sugayay xoryd buuxda e ahad guul ama geeri maxaad uhaysaan mnta

Jawaabaha su,aalahaa ayaan bilaabi doonaa hadaan isla qaadano. Jawaabahoda Kala soco Ogaden24.net

Xuseen Noor.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Maanta iyo Itobiya: Shacabka Tigreega oo Hubka loo Qaybiyay.
- Feb 17, 2019
Qowmiyada tigrayga ayaa kujirta diyaargarowgii ugu danbeeyay waxaana Dhamaan shacabka tigrayga loo qaybiyay hubka ...
Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...