Hooyadii lacag uu ka xaday ayuu ku taajiray iminka waa maalqabeen caan ah

ninka lagu magacaabo Andrew Mecheal oo ah nin Ganacsade caan ah oo Dalka UK aad lliga yaqaan ayaa waxa uu ganacsigiisa ka sameeyey Lacag uu hooyadii ka xaday isaga oo aad u da,yar.

Markii uu jiray 17 Andrew  ayaa waxa uu go’aan ku gaa dhay  in uu wax ka baddalo noolashiisa dhaqaale ahaan ,isagoo na tallabaadaasi  ku bilaabay  lacag dhan 40 kun oo doolar oo uu hoyadii kaxaday

Sannadkii 1997-kii waxa uu magaalada Cheltenham ee galbeedka  Dalka Uk  kula noolaa hooyadii, xiligaasi oo uu soo ogaaday fursad maal-gashi oo yar yar in uu samayn karo.

Waxaa uu aad u doonayya  in isgaa iyo saaxiibkii ay iskuulka wada dhigtaan   in ay as aasaan mareeg ama shabakad dhanka intarnetka.

“Dhammaan shirkadaha hirgaliya website-yada U.K ee xiligaasi waxay ahaayeen shirkado waaweyn”Waxaa sidaasi sheegay Andrew oo ay hadda da’diisu tahay 39 jir, waxaana uu intaa raaciyay in shirkadaha yaryar iyo shakhsiyaad ay doonayeen mareeg uu hirgalisa wabsite aad u sahlan oo uu qofka adeegsan karo.

Sagaal sano kadib markii uu asaasay shirkadda Fasthosts, waxa uu iska iibiyay saami ku kacay lacag dhan 61.5 milyan oo gini, halka da’diisu marka ay ahayd na 26 jir uu haysatay saami dhan boqolkiiba 75 oo u dhigma 46 milyan oo gini.

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...
Fasiraada dhabta ah waxa keenay xiisada dublamaasiyadeed ee Somaliya iyo Kenya.
- Feb 17, 2019
Dalalka Somaaliya iyo Kenya waxaa si Kadis ah uga dhex Qaraxday Xiisadda diblomaasiyadeed oo ...