Telefeshinka mamulka Oromada oo ku baaqay in Ganacsatada Jaadka Somaalida la Laayo.

Warbaahinta Afka mamulka Oromada kuhadasha Gaar ahaan Telefeshinka OBN ayaa bilaabay Tabinta Barnaamijyo xambaarsan dhiilo colaadeed oo kadhan ah Ganacstada Jaadka ee kasoo jeedo Somaalida.

Barnaamijka waxaa lagu soo Qaatay Qaar kamida dadka Oromada ah ee Jaadka Beerta oo kudoodaya in Ganacsatada Somaalida kuhayaan dhibaatoyin isugu Jira, bah-dil, dhac Joogta ah, xaqiraad iyo dhibaatoyin kale.

Wariyaha Barnaamijka Tabinayay oo u muuqday mid ka Turjumayay Qorshe siyaasadeed loogu Talagalay in lagu Laayo laguna dhaco Ganacsatada Somaalida ah, ayaa is waydiiyay sababta iyada oo dhalinyaradii Oromadu Tuuran tahay ay Somaali meel Fog katimid u dhacayaan Haweenka Masaakiinta ah ee Oromada.

Barnaamijka xalay kabaxay Telefeshinka OBN ee kuhadla codka mamulka Oromada oo ahaa mid siyaasadaysan ayaa si Toosa ugu baaqay in Talaabo laga Qaado Somaalida Jaadka ka Ganacsata oo lagu sheegay inay dhiiga dhaqaalaha shacabka Oromada ku macaashaan, waxaana muuqata Halis cad oo soo wajahaysa Somaalida ka Ganacsata Jaadka oo aan laga Yaabin inay xitaa Hal maalin ah kanastaan.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Maanta iyo Itobiya: Shacabka Tigreega oo Hubka loo Qaybiyay.
- Feb 17, 2019
Qowmiyada tigrayga ayaa kujirta diyaargarowgii ugu danbeeyay waxaana Dhamaan shacabka tigrayga loo qaybiyay hubka ...
Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...