Xog-hayaha Guud ee ONLF oo Nairobi u Tagay Hawlo shaqo.

Xog-hayaha Guud ee Jabhada ONLF mudane Cabdirixman Shekh Mahdi (Maadeey) ayaa safar Gaaban waxaa uu kutagay magalada Nairobe ee caasimada wadanka Kenya.

Mudane Maadeey iyo xubnaha Lasocda oo Galinkii dambe ee maalinimadii shalay kadagay Nairobi Nairobi ayaa u Tagay Hawlo shaqo oo muhiima, waxaana kulamo kala duwan ay Layeesheen masuuliyiin katirsan dawlada Kenya oo ay ugu Horeeyaan Kuwa Somaalida.

Madaxda JWXO oo Hawlihii ay u Tageen intooda badan ay Qabsoomeen ayaa isla maanta dib ugu Laabanaya magalada Addis ababa ee caasimada oo ay kasoo Kicitimeen maalinimadii shalay ahayd in dhowaalana u ahayd Fadhiisin.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...
Fasiraada dhabta ah waxa keenay xiisada dublamaasiyadeed ee Somaliya iyo Kenya.
- Feb 17, 2019
Dalalka Somaaliya iyo Kenya waxaa si Kadis ah uga dhex Qaraxday Xiisadda diblomaasiyadeed oo ...