Deg Deg :Donald Trump oo Ilhaan Omar ugu baaqay in ay iska casisho Xubinimada Congresska.

Donald Trump Madaxwaynaha Dalka Maraykanka ayaa waxa uu ugu baaqay in ay is casisho Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo xubin ka ah Aqalka looga arimiyo dalkaasi ee Congresska.

Madaxwaynaha Maraykanka ayaa waxa uu warkaan soosaaray Kadib markii ay Ilhaan Cumar Barteeda  Twiter-ka ku daabacday Hadal ka cadhaysiiyay dadbadan oo taageersan Yahuuda.

Ilhaan Cumar ayaa  shacisay  in xildhibanaada aqalka  Congresska Maraykan ee  ee taageersan  Yuhuuda Israa’iil ay dhaqaale ka helaan kooxaha taageera  diinta Yuhuuda , arrintaasi oo sababtay in Gudoomiyaha  Aqalka Congresska  Nancy Pelosi ay  Ilhaan Cumar ku khasabto in ay raali galin ka bixiso hadalii ay ku daabacday Bogeeda  Twiter-ka.

Madaxwayne Trump ayaa sheegay in  Wakhti xaadirkaan la joogo aan loobaahnayn Yuhuud naceybka iyo axa Ilhaan qalbigeeda ka guuxaya.

“Ilhan Cumaar hadalkii ay tidhi  waa mid aad u xun, waxayna ila tahay inay iska casishaa aqalka  Congresska  ama ay ugu yaraan isaga tagtaa xubinimada guddiga arrimaha dibadda ee aqalka,”  ayuu yidhi Madaxwaynaha Maraykanka.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Maanta iyo Itobiya: Shacabka Tigreega oo Hubka loo Qaybiyay.
- Feb 17, 2019
Qowmiyada tigrayga ayaa kujirta diyaargarowgii ugu danbeeyay waxaana Dhamaan shacabka tigrayga loo qaybiyay hubka ...
Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...