Waa maxay Tira Koob ? Somaalidu se ma u diyaarsan tahay?

Guud ahaan dalka Itobiya Waxaa Heer Gabagaba ah maraya diyaar Garowgii loogu Jiray Tira-koobka Guud ee dadwaynaha iyo Guryaha.

Gudiga Tira koobku Heer Qaran waa 41-xubnod 21-xubnod oo kamid ah waa Oromo Somalida Har ruux xitaa ugu majiro, waxayna Qayb katahay dhibaatooyinkii mudada dheer lagu soo Hayay shacabka Somaaliyeed oo Gabi ahaan ba ka mamnuuc ah Hay’adaha kala duwan ee dawlad.

Lkn bal Horta waa maxay tirakoob?

Tirakoobka waxaa lagu ogaadaa
1:tirada guud Dadka dalka kunool
2:tirada dadka kilalada kunool
3:tirada qowmiyadaha
4:tirada diimaha iyo dadka.kala raacsan
5:tirada Guryaha iyo sida lookala daganyahay
Iwm
Intaas marka la ogaado waxaa hoosta laga xariiqi cida Magaalooyinka iskaleh waxaana lahorgayn doonaa Barlamaanka Itoobiya oo ansixin doona

Hadaba tirakoobkani waxay Oromo ku xadidi doontaa Dhulka ay Somalida kaqaadan doonoto sanadkan gudihiisa ee aftida looqadi doono

Tusale baabili diridhaba iyo mooyaale hadii 51% Oromo yeelato anagaa leh ayay odhan
Dastuurka Itoobiya ayayna cuskan doonan

Dagmooyinka iyo Dhulka somalida lagasoo barakiciyay loona diidan yahy inay kulaabtan waxaa taas badalkeed lagusoo guraa Oromo si ay ucodeeyaan Oromana uqadato Magaalooyinka baabili iyo mooyaale tirakoobkii ugu horeeyay waxaa 99% yeeshay Soomali Maantana waxaa qaadan haya Oromo siiba baabili 12 qabalee oo hoos yimaada toos ayay uqaadan doonan.

Shacabka Somaliyeed caqabada badan oo dowlad wax uga qabata jirin ayaa haysta Waxaana oogu daran

1:barakicinta 
2:cadaadiska
3:sharcigii ama mustawaqihii ooloo diiday.
4:wacyigalin la,aan oo waxa socdaba lama socdaan.
5:iibsasho oo dadkii xaduudaha daganaa lacag ayaa lasiin hayaa Oromo ayaana waxwalba ubalan qaadi mustawaqo iyo lacagna isoogu dari.

Run ahaantii duruuf aad uxun ayaan kujiraa maamulka Somali state ee madaxwayne Mustafa Omer hogaamiyana xuska Magaalooyinka, heego iyo huuhaa ayaya shaqo nooga dhigeen.

Warkii ookooban Somalidu aflibaax oo aan ciirsi lahayn ayay maanta kujirtaaye ama aan isbadbaadino ama Dhulka waalala wareegiye meeshaad qaxooti kunoqon lahaydeen kasii fikira


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Maanta iyo Itobiya: Shacabka Tigreega oo Hubka loo Qaybiyay.
- Feb 17, 2019
Qowmiyada tigrayga ayaa kujirta diyaargarowgii ugu danbeeyay waxaana Dhamaan shacabka tigrayga loo qaybiyay hubka ...
Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay
- Feb 17, 2019
Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii ...
Deg deg :Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay Hadalkii kenya ka sooyeeray.
- Feb 17, 2019
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo ...
Daawo:War cusub Kenya oo Somaaliya dagaal ugu Hanjabtay.
- Feb 17, 2019
Dawlada Kenya ayaa Wacad kumartay inay difaacanayso sharafta dhuleed iyo Haybada Qaranimadeeda oo sida ...
Daawo:Muqaal aad u Qurux badan iyo warbixin Gaara xaflada Jigjiga kasocota.
- Feb 17, 2019
Xaflada xuska Todobaadka magalooyinka Itobiya ee magalada Jigjiga kasocota ayaa waxaa isugu yimid dad ...