Maanta iyo Itobiya: Shacabka Tigreega oo Hubka loo Qaybiyay.

Qowmiyada tigrayga ayaa kujirta diyaargarowgii ugu danbeeyay waxaana Dhamaan shacabka tigrayga loo qaybiyay hubka noocyadiisa kala duwan.

Waxayna xadka udhaxeeya Maamulka Amxarada iyo canfarta kaqodan hayaan dhufayso dhaadheer xadka kuteedsan.

Dhanka gobolka Amxarada waxaa maanta magalada goondhar lagaliyay xaalad dag dag ah ujeedka Kadanbeeya xaalada dag daga ah ayaa in dadka Tigray ah ama tigrayga taabacsan ee gobolkaas kunool laxasuuqo gobolkana laga sifeeyo, Balse qowmiyada Tigrayga ayaa arinkaas siwayn ula socota waxana suuragal ah in xadka labada qowmiyadood dagaal kaqarxo.

Xagaas iyo adisababa

Qowmiyada Amxarada ayaa bilowday inay dadka amxarada ah ee goondhar, Bahardar iyo guud ahaanba Itoobiya kunool basas kusoo guraan unasoo daabulan magalada Adis Ababa si ay tirakoobka magalada adis ababa kadhacaya ugu guulaystaam.

Waxaana magalada adis ababa lagu dhax arkay Amxaro Teendhooyin kadhaxdhisatay oo leh Réer Adis ababa ayaan nahay ee guryo iyo dib udajin ayaan ubaahanahay.
Duqa magaalada Addis Ababa ayaa arinkaas kahadlay wuuxan sheegay inaan waxaas layska yeelaynin adis ababana dadka daga layaqaan waxana durba cirka isku shareeray xiisada udhaxaysa oramada iyo amxarada.

Dhanka Somalida ayaa iyaga juuq iyo jaaqaba laga layahay waana dadka halista ugu badan haysato ee khayraadkooda iyo dhulkoodaba laboobayo.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...