Shirkii billaha ahaa ee ururka OYSU IFO oo maanta qabsoomay

Maanta aah maalin Axad ah taariikhduna kubeegantahay 17/02/19 waxaa si heersare ah uqabsoomay shirkii billaha ahaa ee ururka Midawga Ardayda iyo Dhalinyarada Ogadenia ee OYSU Laantiisa xerada IFO .

Shirkan oo ah shirkii caadiga ahaa ee ururka bishiibana mar laqabto ayaa waxaa Soo xaadiray inta badan xubnaha ururka OYSU faraciisa miftaxul.xorriya ee ifo .

Sidoo kale kulanka. Waxaa lagu casuumay oo qayb ka,haa Marti sharaf kala duwan oo ay ugu horeeyaan maamulka faraca iyo xubno kale oo kasocday faracyada kale ee xeryaha Dhadhaab.

Shirkan oo ka koobnaa dhawr qaybood ayaa ugu horayntii lagu daah furay wacdi diini ah iyo aayadu kamida qawlka eebe waxaana wacdiga kadib lakala qaatay warbixino farabadan oo meelo badan taabanaya waxaana warbixinta kudheeraaday xubno mardhaweyd kasoo laabtay hawlo shaqo oo ay ugu maqnaayeen gudaha Ogadenia.

Intaa kadin waxaa lagudo galay Qodobadii kale ee shirka oo iyagana si faah faahsan looga dooday ugu dambayntiina laysla meel dhigay qodob kastana laga Soo saaray go,aamo wax tar uleh shaqada ururka.
Dhalinyarada kulanka Soo xafirtay dhamaantood waxay wacad kumareen in ay laba jibaari doonaan shaqada loogu hiilinayo shacabka Ogadenia ee iyo jabhadiisa jwxo ee mudada dheer halganka ugu soo jirtay siduu shacabku uheli lahaa midnimo iyo xorriyad .

Ogaden24 Ifo


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...