Shirka waxgaradka deegaanka iyo magalada Godey.

Marka Hore waxaa marti galinta iska leh dowlada deegaanka Somaalida Ogadenia oo ka duuleysa isbadalka an la sadaalin Karin ee mustaqbalka Ethiopia..

Aduunyada hormartay shirarka waa weyn Kolba waxa lugu sharafaa gobolada iyo degmooyinka Dalka si fursadaha dhaqaalaha looggu dhiso magaaloyinka ubaahan gashi dhaqaale. Godey, waxay helli doontaa dhaqaale Ka yimaadda dowlada iyo martida sharafta badan ee godey kaga soo taggi doona “direct cash ” waxayna Ku dhici doontaa jeebka shacabka dulman ee ubaahan nolol iyo hormar dhaqaale..

Kooxaha tiradda yar ee durba mucaaradka Ku ah shirka godey ee warbixinta Marin hababinta faafinaya waxaan Kula talin lahaa inney la yimaaddaan xal Ka duwan xalka lugu hayo shirka godey..

Shaqsi waliba xaq-ayuu uleyahay Inuu afkartisa uu sheego balse waxaa mihim jiddan ah inneynu wada ilaalino midnimada iyo wada jirka shacabka dulman ee ubaahan gargaar dhaqaale oo nolasha adag lugu saxo.

Shacabka gobolka Shabeele gaar ahaan godey waxan iddinka filayaa soo dhaweyn sharaf badan, walaaltinimo, gacmo furrun iyo waliba idinkoo kasbada shacabka soomaliyed ee martida iddiin ah..

Maamulka magaaladda iyo dhalinyarada magaaladda waxaa Ku waajib ah inney la yimaaddaan qorshe balaadhan oo martida sharafta badan lugu soo jidan karro mustaqbalka mar hadii magaaladu ay leedahay Wax soo saar beeraha ah iyo waliba ganacsi xawaare Ku socda..

Waxan Ka rajeyn dowlada madaxweyne Mustafa Omar inney diyaarin doonaan qorshe Kolba magaaloyinka waa weyn lugu sharfo , lugu maalgaliyo , fursadaha ay magaladasi Ku fiican tahay lugu soo saaro.

By mujahid sheikh Ibrahim.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...