War Deg Dega: Dayaarad ay leedahay shirkada Diyaaradaha ee Itoobiya ayaa ku burburtay meel u dhaw Garoonka Diyaaradaha ee magaalada

War Deg Dega: Dayaarad ay leedahay shirkada Diyaaradaha ee Itoobiya ayaa ku burburtay meel u dhaw Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Adis ababa, saaka. Diyaarada oo nooceedu yahay Boen 737 route to Nairobi flight Number 302.

Wali ma cada tirada ku dhimatay shilkan, laakiin waxaa diyaarada saaraa 149 rakaab ah iyo 8 shaqaale ah.

Wali wax xog ah lagama hayo in ay jiraan dad ka bad baaday.

Wali lama oga waxa sababay shilkan, in uu yahay khalad ku yimid diyaarada iyo Pilotka iyo in lat toogtay.

Itoobiyaan Airline, waxay ka mid tahay diyaaraha ugu wanaagsan dhinaca duulimaadka nabadgaliyada.

Wali Dawladu ma sheegin number ay la xidhiidhaan dadka ka walbahaarsan in eheladood ku dhimatay duulimaadkan.
Wixii Fahfaahin ah kala soco Ogaden24.net


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...