Deg deg:Kismaayo oo saaka looga dareeray soo dhowaynta wafdiga Khayre.

Garoonka diyaaradaha magalada Kismaayo ayaa waxaa Haatan kusii Qul-qulaya boqolaal shacaba oo kaqayb Qaadanaya soo dhowaynta Ra’iisal wasare Xasan Cali Khayre.

Booqashada Ra’iisal wasaraha ayaa dhawr mar oo Hore dib ugu dhacday duruufo siyaasadeed iyo kala Aragti duwanaansha u dhaxaysay Khayre iyo Farmaajo, balse Khayre oo ay weheliyaan Koox katirsan xilibana ah iyo Horin wasiira ah ayaa soo dhowayntooda saaka looga dareeray Kismaayo.

Waa markii Labaad ee Khayre uu kadago magalada Kismaayo tan iyo intii uu xilka Qabtay oo haatan laga Joogo Laba sano oo buuxda, waxayna booqashada Khayre muujinaysa dib usoo Kabashada xidhiidhkii mamulka Jubbaland iyo Kooxda Nabar iyo Naxdin ee Villa Somalia kuxaraysan.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...