Shacabka Qabridahar oo madaxwayne Mustaf banaanka Kore kaga Hortagay.

Kumanaan Kun oo shacabka magalada Qabridahar ah ayaa madaxwaynaha dawlada deegaanka Somaalida mudane Mustafe Cagjar, waxay kaga Hortageen banaanka Kore ee magalada.

Wafdiga madaxwayne Mustaf ee Makhribnimadii shalay lagu soo dhoweeyay magalada Qabridahar ayaa Galinkii Hore ee isla shalay kabaxay magalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeele, waxayna wafdigu booqdeen degmada Dhanaan iyo magaalada Ceelwayne ee xarunta Gobolka Nogob.

Madaxwayne Mustaf ayaa mashaariic dhinaca Horumarinta ah dhagax dhigay magalada Ceelwayne ee xarunta Gobolka Nogob, waxaana madaxwayne Mustaf uu sidoo kale balanqaaday in mashaariic waxtar leh laga Fulin doono deegaamo kale oo katirsan Gobolka Nogob oo kamida meelaha ugu liita dhinaca Horumarka deegaanka oo dhan.

Madaxwayne Mustaf ayaa Habeenkii xalay ahaa kulamo kala duwan Layeeshay waxgaradka ree Qabridahar iyo mamulada Heer Gobol degmo iyo kan magalada Qabridahar, waxayna madaxwaynaha iyo wafdigiisu saaka safar dhinaca dhulka ah ugu baxayaan magalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka Somaalida Ogadenia.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...