Shir Nabadeed oo ka Furmay deegaanka Geelboob ee degmada Tuli Guled.

Deegaanka Geelbood ee u dhexeeya degmoyinka Tuli Guuleed iyo Jinacsaney ayaa waxaa ka Furmay shir Nabadeed oo lagu soo Afjarayo colaadii dhiiga badani kudaatay ee u dhaxaysay dadka deegaanka.

Shirkani Nabadeed oo deegaanka Geelbood ka Furmay maalinkii shalay ahaa ayaa daba socda Heshiiskii lagu Qaatay magalada Diridhaba ee usoo Gudbay deegaanka, waxayna waxgaradka Labada beelood Todobaadyadii lasoo dhaafay Yeesheen shirar Guulaystay oo si Kal iyo Laab ah Laysugu Qalbi xaadhay.

Shirkani deegaanka Geelboob kasocdana waxaa uu Qayb kayahay shirarka lagu dhamaynayo colaadii mudada soo Jiitamaysay, waxaana lagu wadaa in Haatan wixii kadambeeya ay xaalada Labada degmo ee daris wadaagta ah ay kusoo Noqon doonto sidii Beri-samaadkii ee Nabada iyo Barwaaqada ahayd.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...