Wafdigii Gudomiyaha JWXO oo degmada Sagag u baxay Goor dhow.

Wafdiga Heerka sare ah ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia mudane Maxamed Cumar Cismaan, ayaa Goor dhow u dhaqaaqay degmada Qadiimiga ah Sagag.

Wafdiga ayaa maanta Joogi doono magalada Sagag oo kamida degmoyinka Gobolka Nogob halkaasi oo ay shacabka kula Yeelanayaan kulama kala Gooni Gooniya iyo kulan dadwayne.

Shacabka magalada Fiiq ee xarunta Gobolka Erer ayaa wafdiga sare ee JWXO si Gobanimo kujirto magalada uga Amba bixiyay, waxayna shacabku kaga soo Hadheen wafdiga JWXO banaanka Kore ee magalada.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...