Deg deg:Koox Hubaysan oo weerartay Masaajid New-zealand Kuyaala.

Koox Hubaysan ayaa weeraray masaajid ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand sida lagu sheegay warbixin Hordhac ah oo kasoo baxday Police-ka, kuwaasi oo sheegay inay dadaal ugu Jiraan sidii ay Gacanta ugu dhigi lahaayeen dhagar Qabayaasha.

Goob Jooge aan ka Fogayn masaajidka laweeraray ayaa saxaafada maxaliga ah u sheegay in ay dad kudhinteen weerarka, balse majirto cid cadayn karta khasaaraha rasmiga ah maadaama wali xaaladu taagan tahay Gudaha masjidkana aan Lagali karayn.

Ciidamada Poliiska ayaa dadka uga digay Aaga masaajidka oo ay isku Gadaameen sidoo kale waxay ciidamo Tira badan Lageeyay Iskuulada, Isbitaalada, iyo Goobaha dadwaynaha ee Aagaasi kadhow si Amaankooda loo ilaaliyo.

Muuqaal aan Lahubin saxnimadiisa ayaa soo baxay waxaana muuqaalku uu muujinayaa Nin Hubaysan oo Isaga oo Rasaasta Furaya Hadana is duubaya, Mohan Ibrahim oo ku sugnaa dhulka masjidka ayaa warbaahinta u sheegay in markii hore ay u qaateen in shanqartu ay koronto tahay, balse markii Laxaqiiqsaday ay dadku bilaabeen inay kala Firxadaan waxaanu intaa kudaray in saaxiibadii masaajidka kujiraan wali.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...