ONLF Nina Marti ugama aha dalkeeda Xog-hayaha Guud ee ONLF.

Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay mamulka Jigjiga bilaabeen Talaaboyin isugu Jira Hagardaamaynta Hawlaha Jabhada, ayaa waxaa si kulul uga Hadlay xog-hayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia mudane Maadeey.

Mudane Maadeey oo sida muuqata mudo biyo cantuugsanaa ayaa bartiisa Facebook Qoraal uu soo dhigay waxaa uu ku muujiyay Hagardaamada Hawlaha Jabhada iyo caga-juglaynta laguhayo Taageerayaasha iyo Guud ahaan shacabka Somaalida Ogadenia, waxaanu yidhi mudane Maadey.

Kuwa cabsiinaya shacabka ee handadaya waan la soconaa, haddii ay joojin waayaan Edebdarada mowjad Shacbi ah ayaa jidhii doonta.

Shacabku waa inay dhiiradaan oy Ogaadaan inay iyagu dowladda yihiin, Wiilashayadii horay loo lugooyay ee dadkooda laaya la odhan jiray way baraarugeen, dadkooday u hiilinayaan Gacmaha isqabsada oo dalkiina si xor ah uga muuqda idinkoo isku kalsoon.

Wuu dhammaaday waqtigii ONLF dadka lagu cabsiin jiray” ayuu Hadalkiisa kusoo Koobay mudane Maadeey.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Xaaf iyo Sh. Shaakirow Hadaad Muslim tihiin dhiiganagu waa idinka xaaraane Nadaaya.
- Mar 22, 2019
Midka kamida culimada iyo waxgaradka ugu caansan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa ku ...
Anagu dawlad bur buraysa xil kama Qabanayno” Gudomiyaha TPLF.
- Mar 22, 2019
Madaxwaynaha mamulka Tigreega ahna Gudomiyaha Ururka TPLF ayaa Gaashaanka kudhuftay in shakhsi kamida TPLF ...
Daawo:Qaabka loo soo dhoweeyay Wafdigii ONLF ee xalay Gobolka Doollo Galay.
- Mar 22, 2019
Wafdiga sare ee uu Hogaaminayo Gudomiyaha JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa Fiidnimadii xalay ...
Daawo:Afhayeenka ONLF Digeey Yaa Kule JWXOO iyo dareenka dadwaynaha.
- Mar 22, 2019
Afhayeenka Jabhada ONLF oo Qayb ka ah Wafdiga Gudomiyaha JWXO ayaa Khudbad siwayn usoo ...
Masuuliyiinta xisbiga ADP-da Axmarada oo Addis ababa lagu Ugaadhsanayo.
- Mar 22, 2019
Xubno katirsan Hogaanka xisbiga ADP ee Haya Talada mamulka Axmarada  kana tirsan Isbahaysiga EPRDF ...