Abiy Ahmed oo markii ugu horaysay shaaciyay in ciidamada Eritrea dagaalki Tigrey ka qayb ahaayeen.

Abiye Ahmed ayaa markii u horaysay xaqiijiyay in ciiddamada Eritrea ka qayb galeen dagaalkii waqooyiga ka dhacay, waxaana haddaladisii kamid ahaa:-
“Kooxda Tplf inay ka talaabo qaadan ayaa loo diray,ma jiro askari loo diray innay shacabka rayidka ah wax yeeleyaan. Ciiddamada looga shakisan yahay kufsiga iyo gabood fallada kale waxaa la hor keeni doonaa sharciga. Eritrea wixii dhiba ee dhankeeda ka dhacay, Iyadaa intay baadho tallaabo ka qaadi doonta.”

Labbada dal ayaa marar baddan beeninayay in dagaalka ciiddamo Eritrea ka qayb galeen, raysal wasaraha Itoobiya xili xoghayaha QM arrimahan wax ka waydiiyay wuxuu sheegay innaysan jirin ciidamo Eritrea-an ah oo Itoobiya soo galay.

 

W-Q:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS