Abiy Ahmed oo Mushhaarkiisa ugu deeqay dib udajinta Tigreega.

Raysal wasaraha Itoobiya, Abiye Ahmed ayaa dib-u-dhiska iyo dibu-dajinta Tigreega ugu deeqay mushahaarkiisa oo hal bila iyo waliba lacag 200,000 ah oo laga helay suuq gayntii buuga Medemar ee uu qoray Abiye Ahmed.
Raysal wasaraha dalka ayaa ku baaqay in cidkasta ka qayb qaadato dib u dhiska iyo dibu-dajinta maamulka Tigreega.

W*Q:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS