AHU:Hooyo Ruqiya Muxumad Cali oo ah Hooyada dhashay Halgame Cadaani Hiirmooge oo geeriyootay.

Alle ha u naxariistee waxaa Magaalada Jigjiga ee xarunta deegaanka Soomaalida ku geeriyootay Hooyo Ruqiya Muxumed Cali oo ah Hooyada dhashay Afhayeenka Xisbiga ONLF mudane Cadaani Hiirmooge.

Illahay waxaan uga baryaynaa in uu u naxariisto hooyo Ruqiya Muxumed Cali qoyskii iyo Ehelkii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan kasiiyo.

Inaa lilaahi wa ina illayhi raajicuun.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS