Baarlamaanka Ethiopia oo tiradooda la shaaciyay iyo sida deegaanada loogu qaybiyay.

Tirada guud ee Barlamanka Itoobiya ayaa noqonaysa 547,sidda lagu sheegay warbixinta Reporter.

Deeganka cusub ee Sidama ayaa helaya 19-xubnood, waxaa looga soo jaraya Deeganka Dabub oo markii hore heli jiray 123-xubnood. Waxaa kaloon wali caddayn tirada ay heli doonaan Deeganka Tigreega, oo markii hore heli jiray 38-qof. Haddana qaybo kamida Deegankan ayaa laysku haystaa.(Goobo baddan oo Tigreega kamida ayay Axmaro haysataa, walina ma cadda meesha la racin doono xubnihii kasoo bixi jiray)

Faah-faahinta xubnaha barlamanka ee Deeganada hoos ka eeg-

Sidama:……….. 19
Dabub:…………104
Oromo:…………178
Amara:……….. 138
Somali:………. 23
Addiss-Ababa:..23
Benishangul… 9
Afar:… 8
Gambela:…. 3
Harari:… 2
Dire-Dawa:.. 2

W-Q:- Macalinka Soomaliyeed(Ms)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADS