Beesha caalamka oo Ethiopia Cadaadis horleh saartay.

Ethiopia ayaa waxa ay wajahaysaa cadaadis hor leh oo kaga imaanaya beesha caalamka.

Dr Dambisa Moyo oo culuunta dhaqaalaha ku takhasustay ayaa buug ay qortay kaga hadasha fashilka ku gadaaman gargaarka lasiiyo dalalka Africa oo ay Ethiopia ugu horayso.

Waxay ku sababaysay sidda Dawladduhu lacagahan u musuqmaasuqaan ee aysan maamulka usoo dhaafin deeqaha labixiyo.

waxaa kale oo ay ka hadashay   sidda lacagahan u qab jabiyaan Dawladdaha Afrika, iyagoo maamulka kaliya suga deeq bixiyaha, masiibo kasta hadday timaado,waa sida ay hadalka u dhigtay .

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ADS